Maadaama Xildhibaanada Aqalka Sare ay isku mari waayey cododka, waxaana sida sharciga dalkaasi qorayo markaasi awooda hal cod ah loo siiyey Madaxweyne kuxigeenka Mike Pence oo isagu codkiisa ku taageeray ansixinta Xoghayaha Waxbarashada. Waa markii ugu horeysay in muddo ah oo qaabkan lagu ansixiyo xubin kamid ah Golaha Wasiirada Maraykanka.USA: Wasiirka Waxbarashada oo si dirqi ah lagu ansixiyey somalia religion | |
| 1 Likes | 1 Dislikes |
| 124 views views | followers |
| News & Politics | Upload TimePublished on 7 Feb 2017 |