Qarax weyn oo loo adeegsadey gaari la aaminsan yahay in uu ahaa nooca xamuulka ayaa ka dhacay banaanka hore ee Hotel Dayax oo ku yaala waddada Maka al-Mukaramah magaalada Muqdisho. Hotel Dayax ayaa la shegayaa in uu ka mid ahaa Hoteelada ay degan yihiin siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada cusub.Mogadishu: Weerarkii Al Shabaab ku qaaday Hotel Dayax somalia religion | |
| 3 Likes | 3 Dislikes |
| 7,953 views views | followers |
| News & Politics | Upload TimePublished on 25 Jan 2017 |